Afdhaab Book/Buuga afdhaab

1.00 out of 5 based on 1 customer rating
1 Review
Availablity: in stock

Macmiil waxa suuqa Momarket online Kuugu diyaara Buugii lamagbaxay AF-DHAAB oo ah buug cilmi balaadhan ku duuganyahay Kuna sahabsan Luqada afka soomaliga 23 sano na la qorayey

buugani waxa uu xanbaarsan yahay isla markaasna aad ka helasaa dhamaan ereybixinta iyo shaykasta waxa soomaali lagu yidhaahdo waa buug cilmi balaadhan oo xaga afka soomaliga  lagu soonoolaysiinayo

$11.0 $10.0